Wasiirka Amniga oo ka hadlay wararka sheegaya in Dowlada Weerar ku tahay Saadaq Joon

Wasiirka amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya Xasan Xundubey oo xalay saqdii Dhaxe shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay wararka sheegaya in ciidamada dowlada weerar ku yihiin taliyihii hore ee booliiska gobolka Banaadir Saadaq Joon. Xasan Xundubey ayaa beeniyay in dowlada qorsheesay weerar lagu qaado Saadaq Joon, waxa uuna tilmaamay hadii dowlada rabto in talaabo laga qaado … Continue reading Wasiirka Amniga oo ka hadlay wararka sheegaya in Dowlada Weerar ku tahay Saadaq Joon